Duqii magaalada Jalalabad oo Daalibaan isku dhiibay kuna wareejiyay xilka (Sawirro)

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa qarka u saaran in ay la wareegaan magaalada Kaabul ee caasimada Dalka Afganaistan, waxa ayna kooxdan la wareegtay dhamaan magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi kuyaala marka laga reebo Kaabul. Magaalada Jalalabad ayaa noqotay magaaladii ugu dambeesay oo gacanta kooxda Daalibaan soo gasha, magaaladan ayaana dagaalyahanada Daalibaan la wareegeen iyada oon wax … Continue reading Duqii magaalada Jalalabad oo Daalibaan isku dhiibay kuna wareejiyay xilka (Sawirro)